Qaamuusle LogoQaamuusle

kebbis

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kebbis1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
kabbis (-syo, m
dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo
2
la midka ah (ld):
kebbin
kebbis2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis².
Is-rogga falkan

-say, -stay