Qaamuusle LogoQaamuusle

beerlamaane

Magac labBaayoloji
Mid ka mid ah labada dir ama labada dir hoosaad ee dhirta ubaxleyda, ayaa lagu gartaa iniintooda oo laba beer leh.
Wadarta Magacan

-nayaal, m.l/dh