Qaamuusle LogoQaamuusle

dhis

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhis1
Magac lab
1
Dh. ah: harag iwm la togay.
2
la midka ah (ld):
dhigid
dhis2
Magac lab ama dheddig
Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.
dhis3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Aqal, dugsi, iwm samayn.
2
Xubno dowlad cusub magcaabid.
3
Qoys cusub asaasid.
4
Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin.
5
Qof qurxin.
Is-rogga falkan

-say, -stay