iil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
iil1
Magac labMeesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
iil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax inyar weecin.
Is-rogga falkan
iilay, iishay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-lal, m.l
iilay, iishay