ijtihaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ijtihaad1
Magac lab1
Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin oo ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay lagu meelmariyo.
2
Dadaal badan.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
ijtihaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay ku meelmarin.
2
Ku i.: dadaal badan muujin.
Is-rogga falkan
-day, -dday