Qaamuusle LogoQaamuusle

iimaan

Magac lab
1
Rumeysnaanta jiritaanka Ilaah, nabiyada, kutubta, malaa'igta iyo qiyaamaha.
2
Qanaaco.
3
(-nno, m.dh) Ugaas, Islaan.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh