ijaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ijaar1
Magac lab1
Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro.
2
I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
ijaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadGuri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay