Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ikhtiraac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ikhtiraac
1
Magac lab
Hindisaad.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
ikhtiraac
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax hindisid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ikhtilaaf
Magac lab
2: ikhtilaafid
Magac faleed dheddig
3: ikhtiraacid
Magac faleed dheddig
4: ikhtiyaar
Magac lab
5: ikhwaan
Magac lab
6: ikhyaar
Magac lab
7: ikhyaarayn
Magac faleed dheddig
8: ikhyaaree
Fal magudbe, isrogrogga 2aad