ikhyaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ikhyaar1
Magac labQof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar¹.
Wadarta Magacan
-riin/ikhyaar, m.dh
ikhyaar2
Magac dheddigBulsho dadka madaxda u ah ee taladeeda gooysa. ld aqyaar².
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-riin/ikhyaar, m.dh