miski (Magac lab) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
miski
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
44 jeer ayaa la eegay
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
Magac lab
Cadar aad u udgoon.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Miski-ga)
Dhacaan aad u udgoon oo deero yaryar oo Aasiya ku nool laga helo: kolay yar oo deeradaas keeda labi uurka ku lee yahay (haragga hoostiisa) buu ku samaysmaa Waa la ganacsadaa oo cadarro badan oo qaali ah, buu sal u yahay.