Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
meecaadsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax cirib dambeed wanaagsan leh ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mee
Erey weyddimeed
2: meecaad
Magac lab
3: meecaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: meecaadid
Magac faleed dheddig
5: meecaadin
Magac faleed dheddig
6: meecaadsanaan
Magac faleed dheddig
7: meecaadsanansho
Magac lab ama dheddig
8: meeday
Erey weyddimeed dheddig