qayiran
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qayiran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay noqosho.
Is-rogga falkan
-rmay, -rantay; -rmi
qayiran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax midabkiis, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay ahaansho.
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd