sanqar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sanqar1
Magac dheddigJabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.
Wadarta Magacan
-ro, ml.
sanqar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSanqar samayn. ld shanqar², sharqan².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay