yaa
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yaa1
Magacuyaal weyddimeedKuma ayaa?, tuma ayaa?
yaa2
Erey weyddimeedMaxaad tiri? Ku soo celi!
yaa3
Qurub diiradla midka ah (ld):
baa
yaa4
QurubYaan: markii qurubka diidmada 'aan 2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa.
Tusaale
“Yaanu keenin”