Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
immisa
Magacuyaal weyddimeed
Tiro weyddiimeed oo caddad, qiime ama saacad lagu hubsanayo; inma?, intee?.
Tusaale
“Waa immisadii?”
“Waa meeqa saac?”
la mid ah:
meeqa.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: immin
Magac dheddig
2: imminka
Magac dheddig Falkaabe