yaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yaab1
Magac labAmakaag; irkig; abyan; fajac.
yaab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ku y./ka y.: dhacdo qof sameeyey la fajicid.
2
U y.: wax dhibaato uga baqid (cid).
3
Ka y.: dhibaato ka baqid (cid).
4
Isla y.: cid fal ay samaysay ka qoomamayn.
Is-rogga falkan
-bay, -btay