qalad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qalad1
Magac labSamaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; gef.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
qalad2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax si aan sax ahayn u samayn.
2
(f.mg) Ku q.: wax, wax kale oo aan ku habbooneyn ku qasid.
Is-rogga falkan
-lday, -ladday; -ldi