Qaamuusle LogoQaamuusle

moonosayt

Magac labBaayoloji
Nooca ugu weyn ee unugga dhiigga cad, kaasi oo uu soo saaro habdhiska limf, muhimaddiisuna tahay ka difaacidda jidhka cudurrada. Wuxuu leeyahay bu'weyn iyo saytobalaasam saafi ah.
Wadarta Magacan

-tyo, m.dh