dąaf
6 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dąaf1
Magac labXanuun indhaha ku dhaca; bakooro.
daf2
Magac labMuusikoDurbaan yar oo shulushyo bir ah leh.
Wadarta Magacan
-faf, m.l
dąaf3
Magac labDaawoHalamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.
daf4
Magac dheddig shanqar-raacCod tilmaama socod ama dhawaaq kedis ah.
dąaf5
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDaaf ku dhicid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
daf6
Fal gudbe, isrogrogga 1aadKa d.: wax si kedis ah u dhufsasho.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay