Qaamuusle LogoQaamuusle

da'fur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

da'fur1
Magac lab
1
Ratigu marka u qooqbaxo.
2
la midka ah (ld):
da'furid
Ka baabi'idda qooqu ka baaba'o awr
da'fur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qooq ka bi'id (awr).
Is-rogga falkan

-ray, -rtay