kaadishir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kaadishir1
Magac lab1
Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto.
2
la midka ah (ld):
kaadishirid
kaadishir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadFal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay