kallah
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kallah1
Magac labKa tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.
kallah2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadAroorta hore meel ka tegid.
Is-rogga falkan
-hay, -hday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-hay, -hday