kaadimareen
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kaadimareen1
Magac labDhuunta kaadidu marto.
Wadarta Magacan
-no, m.dh
kaadimareen2
Magac labCilmiga-naflaydTuyuub laga helo naasleyda, kaas oo ka soo qaada kaadida kaadihaysta oo bannaanka uga saara jidhka. Ragga, kaadi mareenku wuxuu dhex maraa guska, waxaana uu ku dhex xidhan yahay xawo mareenka, sidaa darteed waxa kale oo uu u shaqeeyaa marin xawaduna marto.
Wadarta Magacan
-no, m.dh