dah
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dah1
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax awdid.
2
(f.mg) Dhalasho.
Is-rogga falkan
-hay, -hday
dąah2
Magac labIlixir laga sameeyay dhar ama shiraac ama wax kale oo lagu xiro albaabbada iyo khalfadaha iwm ama qolalka lagu kala gooyo.
Wadarta Magacan
-hyo, m.dh
dąah3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadIlixir u yeelid.
Is-rogga falkan
-hay, -hday