basaas
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
basaas1
Magac dheddig1
Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay.
2
Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.
Wadarta Magacan
-siin/-syo, m.dh
basaas2
Magac dheddigQallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.
basaas3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin.
2
(f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo' iyo midab doorsoon la kulmid.
Is-rogga falkan
-say, -stay