Qaamuusle LogoQaamuusle

ba'san

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la bi'iyay ahaansho (arrin).
2
Ku b.: wax, wax kale oo foolxumeeya lagu haleeley ahaansho.
Tusaale
Darbiga dhiigaa ku ba'san
Is-rogga falkan

-naa, -nayd