Qaamuusle LogoQaamuusle

dheehan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dheehan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax la dheehay noqosho.
Is-rogga falkan

-hmay, -hantay; -hmi

dheehan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la dheehay ahaansho.
Is-rogga falkan

-hnaa, -hnayd