babac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
babac1
Magac lab ama dheddig1
Daaddagga buurta ama taagga; hoobad.
2
Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo.
3
la midka ah (ld):
babcid
Wadarta Magacan
-cyo, m.l
babac2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax si dadab ah u dhigid.
2
(f.mg) Ka b.: wax jaho uu ku toosnaa ka weecin.
Is-rogga falkan
-bcay, -bacday; -bci