dahaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dahaar1
Magac labDhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
dahaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay