Qaamuusle LogoQaamuusle

meehannow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

meehannow1
Magac lab
Warwareegidda ay naflay ku sameeyaan meel aan baad iyo biyo lahayn. ld meehannaabid.
meehannow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Nafley meel aan baad iyo biyo midna lahayn ku warwareegid.
Is-rogga falkan

-naabay, -nawday