Qaamuusle LogoQaamuusle

sarreeye

Magac lab
1
Ilaah.
2
Daraja sare oo askareed; jeneraal.
3
Xisaab jajab ah oo la qaybinayo tan kor la dhigo.
Wadarta Magacan

-yayaal, m.l/dh