sees
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sees1
Magac lab1
Garangar yar oo qodxa ka taagtaagan yihiin oo weylaha gafuurka loo geliyo si aysan lo'da u nuugin.
2
Asaas; saldhig.
3
Nin ka shaqeeya xera-da fardaha.
Wadarta Magacan
-sas, m.l
sees2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWeylo si aysan lo'da u nuugin garangar yar oo qodxo ka taagtaaganyihiin gafuurka u gelin.
Is-rogga falkan
-say, -stay