seer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
seer1
Magac lab1
Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa.
2
Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
seer2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn.
2
Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay