tur
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tur1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU tur: cid u naxariisasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
tųur2
Magac lab1
Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada.
2
Wax meel ta tųuray qaabkiisa. ld tuul¹.
tųur3
Magac dheddig1
Kurus.
2
Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
tųur4
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax meel tubid. ld tuul².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay