godadow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
godadow1
Magac labCiyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; laylo.
godadow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLaylo ciyaarid.
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oobay, -owday; -oobi