goglan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
goglan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la goglay noqosho.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
goglan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la goglay ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami
-naa, -nayd