qaylarraac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaylarraac1
Magac labQ. ah: qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay aada.
qaylarraac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof ama dad meel qaylo ka soo yeertay dedgdeg u aadid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday