qodan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qodan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDhul wax la qoday noqosho.
Is-rogga falkan
-dmay, -dantay; -dmi
qodan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Dhul, meel iwm wax la qoday ahaansho.
2
Beer wax la falay ahaansho.
Is-rogga falkan
-dnaa, -dnayd