qod
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qod1
Magac labWax iswato qayb ka mid ah.
qod2
Magac labQori weyn oo qalalan.
Wadarta Magacan
-dad, m.l
qod3
Magac dheddig1
Dhinac; gees.
2
Qayb; in.
qod4
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Meel duleelin.
2
Beer ka shaqeyn.
Is-rogga falkan
-day, -dday