Qaamuusle LogoQaamuusle

waajib

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

waajib1
Magac lab
1
Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto.
2
Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.
Wadarta Magacan

-baad, m.l

waajib2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho.
Is-rogga falkan

-bay, -btay