Qaamuusle LogoQaamuusle

qaylakeen

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaylakeen1
Magac lab
1
Q. ah: qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
2
la midka ah (ld):
qaylakeenid
qaylakeen2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
Is-rogga falkan

-nay, -ntay