Qaamuusle LogoQaamuusle

lulo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

lulo1
Magac dheddig
la midka ah (ld):
lulmo
lulo2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho.
2
(f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho.
3
(f.mg) Barwaaqo ku noolaansho.
4
(f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho.
Is-rogga falkan

-ushay, -ulatay