Qaamuusle LogoQaamuusle

sabo

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

sabo1
Magac dheddig
1
Dabayl kulul oo xagaaga dhacda.
2
(-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.
sabo2
Magac dheddigJuqraafi
Degaan gaar ah oo uu noole ku noolaado, tusaale ahaan: balliyada, webiyada, ayda iwm.
sabo3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Cid wax dani ugu jirto, cid kale si ay u fuliso hadal ku qancin.
2
(f.mg) Degan, ceel, iwm agagaarkooda tuurid (xoolo).
Is-rogga falkan

-btay, -batay