sab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sab1
Magac dheddig1
Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan.
2
Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
sab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCarruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
Is-rogga falkan
-bay, -btay