harrar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
harrar1
Magac labGogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo. ld harar¹.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
harrar2
Magac dheddig1
Derin guryaha lagu dedo.
2
Dun dermooyinka lagu qurxiyo. ld harar².
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro, m.dh