Qaamuusle LogoQaamuusle

tumo

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Bir qalab ka samaysasho.
2
(f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho.
3
(f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho.
4
(f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.
Is-rogga falkan

-untay, -umatay