Qaamuusle LogoQaamuusle

cagadhigo

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax duulaya sida haad, dayuurad iwm dhulku degid.
2
(f.mg) Nafley socota ama caraysan xasilid.
Is-rogga falkan

-gtay, -gatay