cagaag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
cagaag1
Magac lab1
Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
2
Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo.
3
Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm.
4
la midka ah (ld):
cagaagid
cagaag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCagaag dareemid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay