Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
cag
Magac dheddig
1
Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed.
2
(fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.
Wadarta Magacan
-go, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: cag-adayg
Magac lab
2: cag-qoolaaban
Magac dheddig
3: cagaag
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
4: cagaagan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: cagaagid
Magac faleed dheddig
6: cagaagnaan
Magac faleed dheddig
7: cagaagnaansho
Magac lab ama dheddig
8: cagaagsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad