Qaamuusle LogoQaamuusle

daabo

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
2
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
Tusaale
Waxartu waa daabatay
Is-rogga falkan

-btay, -batay